hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweynaha Jubaland oo Muqdisho kula kulmay safiirka UK

April 14, 2017   //     //   News666 Views

axmed iyo davidMadaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan oo maalintii shalay ahayd gaadhay magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay safiirk UK ee Somalia David Concar.Maalinta Beri ah ayaa lagu wadaa in Muqdisho ka furmo kulan ay isugu imaanayaan madaxda DFS iyo madaxda dowlad goboleedyada.Kulankan ayaa ajandeyaasha looga hadli doono waxaa kamid ah amniga qaranka,xidhiidhka dowlad goboleedyada iyo dowlada dhexe iyo shirka London.Hoos ka daawo sawiradaaxmed iyo david1

Readers Comments (0)

Comments are closed.