hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Madaxweynaha Jubaland oo xariga kajaray aqalka martida iyo hoolkii lagu qaban lahaa shirka madasha (sawiro)

January 5, 2016   //     //   News4727 Views

Madaxweynaha  Dowlada  Jubalanad mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga kajaxary xaruntii shirweynaha lagu qaban lahaa 10 ka bishaan aan ku guda jirno iyo waliba gurigii martida oo ad loo qurxiyey kuna yaala xeebta qarkeeda

Waxaa munaasabada furitaanka guriga martida goob joog ka ahaa labada madaxweyne kuxigeen C/laahi Sheekh Ismaaciil Faratag iyo Suldaan C/qaadir lugadheere,xubnaha labada gole,gudoomiyaha gobolka iyo kan degmada iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland.

Waxaa sidoo kale maanta xariga laga jaray hoteel cusub oo si casri ah loo dhisay waxaana xariga kajaray madaxweyne kuxigeenka Jubaland Cabdulaahi Sheekh ismaaciil Fartaag iyadoo ay goobta ku sugnaayeen wasiir Darwiish iyo wasiir Macalin Maxamed.Hoos ka daawo sawirada(kilik garee si sawirku uweynaado)

 

IMG_7933 IMG_7937 IMG_7939 IMG_7952 IMG_7953 IMG_7954 IMG_7994 IMG_8004 IMG_8009 IMG_8015 IMG_8016 IMG_8031 IMG_8036 IMG_8037 IMG_8039 IMG_8050 IMG_8067 IMG_8087 IMG_8093 IMG_8122 IMG_8123 IMG_8128 IMG_8129 IMG_8131 IMG_8136 IMG_8139 IMG_8145 IMG_8146 IMG_8153 IMG_8154 IMG_8170 IMG_8172 IMG_8173 IMG_8175 IMG_8183 IMG_8208 IMG_8214 IMG_8228 IMG_8237 IMG_8243 IMG_8244 IMG_8246 IMG_8250 IMG_8254

 

 

 

Ishawararka  dhanaanmedia

ismaaciil84@gmail.com

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.