hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

LIVE:Xisbiga Erdogan oo ku guulesytay aftidii maanta ka dhacday dalka Turkiga

April 16, 2017   //     //   News861 Views

Shacabka Turkiga ayaa HAA ucodeeyay aftidii maanta dalka ka dhacday.Natiijadii ugu dambaysay waxay sheegaysaa in 51.3% shacabka Turkigu ucodeeyeen in dalku ka guuro nidaamka baarlamaaniga ah una guuro nidaamka awooda fulineed siinaya madaxweynaha.Hoos ka daawo telefishanka TRT World oo si toos ah utabinaya natiijada aftida

Readers Comments (0)

Comments are closed.