hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Kulankii Baarlamaanka Somalia oo kooram la’aan ubaaqday

September 9, 2017   //     //   News316 Views

Waxaa maanta baaqday kulan Baarlamaanka Somalia ku yeelan lahaa xarunta golaha shacabka kadib markii uu kooramku buuxsami waayey.Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo baaqashada kulanka ka hadlay ayaa sheegay inay jiraan xildhibaan soo xaadiray kulanka balse aanan isxaadirinin.Gudoomiyuhu wuxuu xusay in xildhibaanada falkan sameeyay talaabo sharci ah laga qaadi doono.

Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in xukuumadu ku lug lahayd baaqashada kulankii manta oo lagu waday in looga doodo dhiibistii C/kariin qalbi dhagax iyo go’aankii kasoo baxay golaha wasiirada ee ku tilmaamay C/kariin inuu ahaa nin xidhiidh la lahaa Alshabaab.

Readers Comments (0)

Comments are closed.