hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Kenya oo shaacisay in ciidamo badan qoranayso

May 16, 2017   //     //   News877 Views

Dowlada Kenya ayaa shaacisay in ciidamo cusub oo tiradoodu dhantahay 3kun kusoo kordhin doonto ciidanka KDF.Ciidamadan ayaa laga so qori doonaa dhamaan 47-da county ee uu dalku ka kooban yahay iyadoo qoridu ay ka dhici doonto 16 xarumood.Qoridda ciidankan cusub ayaa socon doona muda hal bil ah.Hoos ka daawo warbixin arintan ka hadlaysa

Readers Comments (0)

Comments are closed.