hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Jubaland oo Puntland udhoofisay Eedaysane C/risaaq

November 12, 2017   //     //   News388 Views

Dowlada goboleedka Jubaland ayaa Puntland udhoofisay Eedaysane C/risaaq Warsame Axmed oo booliska Jubaland gacanta ku dhigeen isagoo mudda ku dhuumaaleysanayay gobolka Jubada hoose.Eedaysanahan ayaa la sheegay in magaalada Boosaaso fal dambiyeed ku soo galay kadibna usoo baxsaday deegaanada Jubaland.

Madaxweynaha Jubaland oo arintan ka hadlay ayaa marka hore bogaadiyay ciidamada booliska Jubaland shaqada wanaagsan ay qabteen wuxuuna ku baaqay in eedaysanuhu helo cadaalada wuxuun sharciga ku leeyahayna la marsiiyo.

Readers Comments (0)

Comments are closed.