hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Jubaland oo ku baaqday isu soo bax iyo sadax maalmood ah oo Soon ah

March 17, 2017   //     //   News338 Views

Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku baaqay in isu soo bax iyo sadax maalmood oo soon ah.Madaxweyne kuxigeenku waxa uu shacabka ugu baaqay in sadax maalmood soomaan oo ka bilaabanaysa maalinta Khamiista ah ayna isu soo baxaan maalinta Axada si loo tukado salaad roob doon ah.Hoos ka daawo madaxweyne kuxigeenka oo kormeer uu ku sameeyay xarumaha wasaaradaha kadib ka hadlay arimaha abaaraha iyo Alle loo noqdo

Readers Comments (0)

Comments are closed.