Xaysiis
digg icon delicious icon

Itoobiya oo xabsiga ka sii deynaysa maxaabiista siyaasada uxidhan

January 3, 2018   //     //   News2160 Views

eprdf1

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa shir jaraaid si wada jir ah ugu qabtay gudoomiyaasha afarta xisbi ee ku bahoobay ururka talada haya ee EPRDF.Raiisulwasaaraha Itoobiya ahna gudoomiyaha EPRDF Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii gudiga fulinta ee EPRDF ay kamid yihiin in la sii daayo dhamaan siyaasiyiinta uxidhan siyaasada islamar ahaantaana albaabka loo laabo xarunta dadka lagu maraanmaro ee loo yaqaano Maekelawi halkaas oo la sheegay in dad badan lagu jidh dilay.

Ra’iisulwasaaruhu waxa uu sidoo kale sheegay in xarun cusub oo shuruucda caalamka waafaqsan laga furi doono magaalada Addis Ababa.

Readers Comments (0)

Comments are closed.