Xaysiis
digg icon delicious icon

Itoobiya iyo Eritrea oo qalinka ku duugay Heshiis Nabadeed

September 17, 2018   //     //   News176 Views

Waxaa magaalada Jeddah ee boqortooyada Sacuudiga heshiis nabadeed ku kala saxiixday Raysulwasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Eritrea.Heshiiskan oo ka koobnaa 7 qodob ayaa waxaa goob joog ka ahaa boqor Salmaan,dhaxalsugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo xoghayaha Qaramada Midoobay Antonio Guterres.Inkastoo Qodobada heshiiska aan saxaafaa lagu shaacinin hadana saxiixa heshiiskani wuxuu soo afmeeray colaad muda 20 sano ah udhaxaysay labada dal.Hoos ka daawo sawirada saxiixa heshiiskaheshiis itoobiya heshiis itoobiya1 heshiis itoobiya2 heshiis itoobiya3 heshiis itoobiya4 heshiis itoobiya5 heshiis itoobiya6 heshiis itoobiya8 heshiis itoobiya9

Xuquuqda sawirada;SPA

Readers Comments (0)

Comments are closed.