hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

IGAD oo $50 kun oo doolar ugu deeqay guddiga abaaraha Somaliland

February 16, 2017   //     //   News502 Views

Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Eng.Maxabuub Macalim ayaa $50 kun oo doolar gudoonsiiyay gudiga abaaraha Somaliland si loogu caawiyo dadka abaaraha ku waxyeeloobay ee ku dhaqan deegaanada Somaliland.Warbixin arintan ku saabsan hoos ka daawo

Readers Comments (0)

Comments are closed.