hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Idaacad cusub oo laga furay Kismaayo (Radio Soo yaal)

August 24, 2015   //     //   News, World News4798 Views

ss
Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobbolka Jubbada Hoose waxaa saacadihii ugu dambeeyay laga maqlayay Idacaad cusub oo ka soo galaysa Mowjada Fmta- 88.0 MHz, waxaana Idaacadaan la sheegay inuu leeyahay oo uu furtay Mudane Cabdi Cali Raage oo ah masuul ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Jubbaland.

Idaacadaan ayaa lagu magacaabaa Radio Sooyaal, waxaana xarun looga dhigay Guri dabaq ah oo uu leeyahay Cabdi Cali Raage oo garabka ku haya Xerada Shirkole ee magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo markii hore waxaa ku taalay hal Idaacad oo lagu magacaabo Radio Kismaayo, in Radio Sooyaal kismaayo maanta laga furana waa hormar soo kordhay

Readers Comments (0)

Comments are closed.