hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Hawlgal militari oo ka dhan ah Alshabaab oo ka bilaabanaya Shabeelada Hoose

November 7, 2017   //     //   News565 Views

Ciidamada Uganada ee katirsan AMISOM iyo SNA ayaa hawlgal militari ka bilaabaya gobolka shabeelada Hoose gaar ahaan wadada isku xidha Muqdisho iyo Afooye.Warkan waxaa shaaciyay taliyaha AMISOM Lt.Col  Israel Kaheru Bagenda taliyaha ciidamada lugta ee Uganda qaybta 11aad.Taliyuhu wuxuu sheegay in hawlgalkani uqaybsami doono dhowr waji oo isdaba yaala.Dagaalka waxaa ku horeenaya ciidamada SNA halka AMISOM ay xoojin doonto.

Taliyuhu wuxuu hoosta ka xariiqay in Shabaab laga saari doono guud ahaan gobolka shabeelada Hoose.Hoos ka daawo sawirada24354986948_7c6b679409_z 37496729964_cf40685ee5_z 37496738984_2e75d1a37a_z 38151655776_51efedc784_z 38175805842_df8d9f4249_z 38207840111_02aac0cedd_z

Readers Comments (0)

Comments are closed.