hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo maanta la dooranayo

January 11, 2017   //     //   News488 Views

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in gebi ahaanba la xidhay wadooyinkii magaalada Muqdisho sabab amni dartood iyadoo lagu wado in goor dhow magaalada Muqdisho ka bilaabanto doorashadii gudoomiyaha baarlamaanka Somalia.

Xilka gudoomiyaha baarlamaanka Somalia waxaa ku tartamaya 4 musharax oo kala ah

Maxamed Cismaan Jawaari
Cabdirashiid Maxamed Xidig
Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey
Idiris Cabdi Takar

Labada musharax ee kala ah Jawaari iyo Xidig ayaa lagu wadaa inuu dhexmaro loolan aad udag.Hada waxaa xilka madaxweynaha usharaxan musharaxiin ka kala socda 3 beelood waxayna marka ay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka dhacdo isku soo hadhi doona musharaxiinta 2 beelood kuwaas oo ku loolami doona xilka madaxweynaha Somalia.

Readers Comments (0)

Comments are closed.