Xaysiis
digg icon delicious icon

Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay oo diiday go’aankii Trump ee Qudus

December 21, 2017   //     //   News1262 Views

Xubnaha golaha loo dhanyahay ee qaramada midoobay ayaa maanta cod uqaaday go’aankii gardarada ahaa ee ka soo baxay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee uu magaalada barakaysan Qudus ugu aqoonsaday waxa uu ugu yeedhay caasimada Israel.

128 dal ayaa ka codeeyay go’aankii Trump sagaalna way ku raacday halka 35 dal ay ka aamuseen.
Golaha loo dhanyahay ee qaramada midoobay ayaa dhinac iska dhigay hanjabaadihii Trump waxayna si buuxda udiideen go’aankii gardarada ahaa ee Trump ee caalamka ka fajiciyay.

Readers Comments (0)

Comments are closed.