hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Farmaajo:Sababta aan sawirka Aadan Cadde ugu dhajiyay xafiiskeyga

May 18, 2017   //     //   News926 Views

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta sawirka madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Soomaaliya Aadan Cabdule Cismaan(Aadan cadde) ugu dhajiyay darbiga xafiiskiisa.Madaxweyne Farmaajo oo arintan sharaxaya ayaa yidhi

“Aadan Cabdulle wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soo maray oo ahaa madaxweyne kuyimid hab dimuqraadiyadeed dimuqraadiyadna uga tagay Afrika oo wali aan fahansanayn wax dimuqraadiyad la yidhaahdo marka hadee markaan arkayo subax walba macnaheedu waxay tahay in lagu daydo oo dalkaanu ugudbay dimuqraadiyad oo runtii aanu doonayno inaan horumarino dimuqraadiyada taariikhdayna marwalbana aan xusno oo asna uu ka ahaa astaan wanaagsan,”

Readers Comments (0)

Comments are closed.