hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo markale kulmay(SAWIRO+VIDEO)

February 15, 2017   //     //   News890 Views

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad ku kulmay Villa Somalia.Kulanka ayaa sida ay sheegtay warbaahinta dowladu ku saabsanaa dhowr arimood oo kala ah:-

Munaasabada xilwareejinta ee maalinta beri ah dhacaysa,xaalada dalka iyo fursadaha dowlada cusubi haysato.Madaxweynihii hore oo ka warbixiyay waxqabadkii xukumadiisa afartii sano ee la soo dhaafay iyo madaxweyne Farmaajo oo umahadceliyay madaxweyne Xasan.Kulanka waxaa mar dambe ku soo biiray gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Cismaan Jawaari.Hoos ka daawo sawirada iyo warbixinta kulanka oo aan kasoo xiganay warbaahinta dowlada

FARMAAJO IYO XASAN

FARMAAJO IYO XASAN1

FARMAAJO IYO XASAN2

FARMAAJO IYO XASAN3

FARMAAJO IYO XASAN4

Readers Comments (0)

Comments are closed.