hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Farmaajo iyo Trump ma ku kulmi doonaan Sacuudiga?

May 16, 2017   //     //   News1454 Views

Dabayaaqada Bishan waxaa Boqortooyada Sacuudiga booqan doona madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.Waxaa jira warar sheegaya in halkaas uu ka dhici doono shir dhexmari doona madaxweyne Trump iyo madaxda dalalka Muslimiinta.Madaxda kulankaas lagu casuumay waxaa kamid ah madaxweyne Farmaajo.Kulanka guud kadib lama oga in Donalad Trump gooni gooni uqaabil doono madaxda halkaas isugu tagi doonta.

Madaxweyne Donald Trump ayaa tan iyo kolkii la doortay waday olole uu ku bartilmaameydsanayo Muslimiinta kunool dalka Mareykanka lamana oga sababta soo dedejisay inuu la kulmo madaxda dunida Muslimka.

Readers Comments (0)

Comments are closed.