Xaysiis
digg icon delicious icon

Ethiopia:Siyaasi kasoo jeeda Qoomiyada Axmaarada oo loo wado Wasaarada Arimaha Dibada

October 14, 2018   //     //   News622 Views

ambachewWararka naga soo gaadhaya isku shaandhaynta xukumada Dowlada Ethiopia ayaa ku waramaya in siyaasi kasoo jeeda qoomiyada Axmaarada loo magacaabi doono wasiirka arimaha dibada.Wararku waxa ay intaas ku darayaan in wasiirka warshadaha ee xukumada hada jirta Amabachew Mekonen loo magacaabi doono wasaarada arimaha dibada halka wasiirka arimaha dibada ee xukumada hada jirto loo magacaabi doono lataiyaha khaaska ah ee Raysulwasaara ee arimaha amniga.

Ambachew waa aqoonyahan udhashay qoomiyada Axmaarada kana tirsan golaha dhexe ee xisbiga ADP.Wuxuuna haystaa shahaadada ugu saraysa ee PHD oo uu kasoo qaatay jaamacada Kent ee dalka UK.

Xukumada cusub ayaa ka koobnaan doonta 20 wasiir halka awal hore ay ka ahayd 28 wasiir.

Readers Comments (0)

Comments are closed.