Xaysiis
digg icon delicious icon

Ethiopia oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay

February 17, 2018   //     //   News2727 Views

Golaha wasiirada Ethiopia ayaa kulan ay isugu yimaadeen kaga dhawaaqay in dalka Ethiopia la geliyo xaalada deg deg ah muda 6 bilood ah si loo xakameeyo qaska iyo xasilooni darida kajirta qeyba kamid ah dalka.Golaha Wasiiradu waxa ay sheegeen in go’aankani uu yahay mid lagu ilaalinayo dastuurka  Ethiopia.Xaalada deg dega ah ee lagu soo rogay Ethiopia ayaa ku soo beegantay maalmo un kadib markii uu is casilay Raysulwasaarihii dalka Xayle Maryam Desalegn.

Readers Comments (0)

Comments are closed.