Xaysiis
digg icon delicious icon

Ethiopia iyo wararkii ugu dambeeyay

September 24, 2018   //     //   News400 Views

Ismaamulka magaalada Addis Ababa oo dib ula wareegay dhulal horay ubixisay dowladii ay majaraha uhaysay TPLF.Dhulalkan dib loolala wareegay ayaa la sheegay in muda 14 sano ah iska banaanaa oo aan wax maalgashi ah lagu sameynin.

Dhulkan lala wareegay waxaa iska lahaa Wasaarada Difaaca,Shirkada MIDROC Ethiopia,shirkada Ethiopia Telecom iyo hay’ado kale oo dowladeed.

Wararka DDS

Madaxweyne Mustafe oo booqasho ku tagay Qabribayax halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay khudbad dheerna uu ka jeediyay.

Wafdi uu hogaaminayo afhayeenka ONLF oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga wareysiyo kala duwana oo la xidhiidha socdaalkoodana siiyay warbaahinta.

Readers Comments (0)

Comments are closed.