hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Erdogan:Safaarada ugu weyn ee Turkiga waxay ku taalaa Somalia

July 22, 2017   //     //   News1242 Views

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa sheegay in safaarada ugu weyn safaaradaha  Jamhuuriyada Turkigu ku leedahay caalamka ay ku taalo Somalia.Madaxweyne Erdogan wuxuu xusay in Mareykanka iyo Ingiriisku kontaynaro ka dhigteen safaaradu halkii safaarado caadi ah dhisan lahaayeen.Hoos ka daawo hadalka madaxweyne Erdogan

Readers Comments (0)

Comments are closed.