hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo la xanibay(war-saxaafadeed)

February 15, 2017   //     //   News776 Views

War-saxaafadeed kasoo baxay wasiiru dowlaha wasaarada duulista hawada ahna kusimaha wasiirka wsaaarada ayaa lagu sheegay in maalinta 22-ka bisha February la xanibay dhamaan duulimaadyadii diyaaradaha ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho.Maalinta Arbacada ah oo ku beegan 22-ka Febaraayo waxaa dhacaysa xaflada caleemo saarka madaxweynaha waana arinta loo hakiyay diyaaradaha.Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay wasaarada duuilista hawada ee DFS.Joojin-duulimaad-22-bisha

Readers Comments (0)

Comments are closed.