hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Dr.Tedros oo loo magacaabay lataliyaha khaaska ah ee Raysulwasaaraha Ethiopia

January 9, 2017   //     //   News704 Views

Wasiirkii Arimaha Dibada Ethiopia Dr.Tedros Adhanom oo kamid ahaa ahaa raggii xilkooda waayey isku shaandhayntii balaadhnayd ee dalka ka dhacday ayaa hada loo magacaabay lataliyaha khaaska ah ee Raysulwasaare Hailemariam Desalegn.

Dr.Tedros ayaa kamid ah 6 murashax oo utartamaya xilka gudoomiyaha hay’ada UNHCR oo doorashadiisi dhici doonto bisha May ee sanadkan.

Dr.Tedros ayaa muda dheer ahaa wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia,wuxuuna xilka ka dagay muda 6 isbuuc ka hor.

Readers Comments (0)

Comments are closed.