hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Dowlada Somalia oo umahadcelisay dowlada Ethiopia(sawiro)

July 22, 2017   //     //   News649 Views

Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maxaabiis dhan 114 dhalinyaro ubadan oo ku xidhnaa xabsiga magaalada JigJiga.Wasaarada arimaha dibadda ee Somalia ayaa soo saartay loogu mahadcelinayo dowlada Ethiopia.Hoos ka akhriso qoraalkii wasaarada iyo sawirada maxaabiistii maanta laga soo dejiyay Muqdisho.mofa maxaabiismaxaabiis3

maxaabiis

maxaabiis1

maxaabiis2

maxaabiis6

maxaabiis7

Readers Comments (0)

Comments are closed.