hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Doorashada Gudoomiye kuxigeenada oo isku mar dhacaysa

January 12, 2017   //     //   News199 Views

Waxaa xarunta golaha shacabka ka bilaabantay doorashadii gudoomiye kuxigeenada koobaad iyo labaad ee Baarlamaanka Somalia.Doorashada labada gudoomiye kuxigeen ayaa la sheegay inay isku mar dhacayso si wakhtiga loo beekhaamiyo.Labo warqadood oo kala duwan ayaa xildhibaanada lasiinayaa kuwaas oo ay ku kala dooran doonaan gudoomiye kuxigeenka ee baarlamaanka iyo kan labaad.Doorashada oo hada socota ayaan natiijada idiin soo gudbin doonaa inshaa Allaah.

Readers Comments (0)

Comments are closed.