hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Dhulgariir ka dhacay Ciraaq iyo Iraan oo sababay dhimashada 328 Ruux

November 13, 2017   //     //   News314 Views

DHULGARIIRDhul gariir aad uculus ayaa ka dhacay deegaanada kuyaala xuduuda dalalka Ciraaq iyo Iraan.Wararka hordhaca ahi waxa ay sheegayaan in dhugariirkan ay ku dhinteen 328 ruux halka 2530 ay ku dhaawacmeen.Dhulgariirku wuxuu aad usaameeyay magaalada Sarpol-e Zahab oo kutaala dhanka Iran halkaas oo ay dadka badankiisu ku dhinteen.Wararku waxa ay sheegayaan inay suuragal tahay in dhimashadu sii korordho.

Sawirka:Aljazeera

Readers Comments (0)

Comments are closed.