hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Dhageyso:Taliyaha Booliiska Jubbaland oo ka war bixiyay dugsi tababar oo loo furey ciidamada Booliiska Jubbaland.

August 28, 2015   //     //   News1337 Views

jj
Maanta waxaa tababar loo xareeyay Ciidamamo Police ah oo boqolaal gaaraya, kuwaasoo la bari doono sharuucda guud ee Police-ka caalamka.

Waxaa si gaar ah loogu carbin doonaa sida loo sugan amaanka goobo ay ka howlgalaan kooxo argagixisa ah oo ku dhex dhuumaaleysanaya dad shacab ah, sida dalkeena oo kale.

Tababarka ciidamadan waxaa Jubbaland ka caawinaya AMISOM ee dalal saaxibo ah.

Halkan hoose ka dhageyso Col. Gaboowe Xasan Bare oo ka warbixinaya ciidamada maanta la xareeyay iyo tiradoooda.

Readers Comments (0)

Comments are closed.