Waxaa caawa markale uu dab xoogleh ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan suuq khaliifa.Waaxda Dabdamiska Muqdisho ayaa ka cabanaya in wadooyinka oo ciriir ah dartood ay ku adagtahay inay gaadhaan goobaha uu dabku kusii fidayo waxayna codsadeen cagafcagafyo lagu baneeyo dariiqyihii loo mari kahaa goobaha dabku kusii fidayo.
Xukumada ayaa la sheegay in ciidamo badan ay udaad gureysay suuqa bakaaraha si ay ubadbaadiyaan hantida shacabka ee gubanaysa.Waa markii labaad ee suuqani gubanayo.
Wixii warkan kasoo kordha kala soco wararkaanaga dambe.