hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Daawo waxa Laascaanood ku kala qabsaday Cali Khaliif iyo Faysal Cali Waraabe(VIDEO)

February 16, 2017   //     //   News3296 Views

Waxaa maanta magaalada Laascaanood ka dagay hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.Sida muuqaalkan ka muuqata qaar kamid ah dadweynihii faraha badnaa ee soo dhaweeyay Cali Khaliif waxa ay lulayeen calanka buluuga ee Jamhuuriyada Soomaaliya.Dadka Cali Khaliif soo dhaweeyay waxaa kamid ahaa gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

Waxyaabaha cajiibka ah ee aad muuqaalka ku arki doontaan waxaa kamid ah Cali Khaliif oo iska dhufanaya Faysal Cali Waraabe.Malaha waxa uusan ubogin qaabka loo diyaariyay soo dhaweyntiisa iyo sida loo maamulay.Si kastaba ha ahaatee hoos ka daawo muuqaalka soo dhaweyntii Cali Khaliif iyo wixii kala qabsaday Faysal Cali Waraabe

Readers Comments (0)

Comments are closed.