hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Daawo waxa kala qabsaday boqor Salmaan iyo jaraanjartiisi dahabka ahayd

October 8, 2017   //     //   News1150 Views

SALMAAN BIN CABDULCAZIIZBoqorka Sacuudi Carabiya oo 81 jir ah ayaa wuxuu leeyahay jaraanjar dahab ah oo uu diyaaradaha kaga dago marka uu dalal kale booqdo ama uu diyaarad isticmaalo.Jaraanjartan oo ah nooca casriga ah ee qulqusha ayaa waxay gebi ahaanba ka sameysantahay dahab.Boqor Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa taariikhda markii ugu horaysay booqasho kutagay caasimada dalka Ruushka ee Moscow.Boqor Salmaan ayaa markii uu damcay inuu jaraanjartiisi dahabka ahayd kaga dago diyaarada ayaa waxaa dhacday in jaraanjartii ay ciladi ku timaado oo ay meel dhexe istaagto kadibna uu boqor Salmaan ku qasbanaado in jaraanjarta lugihiisa kaga dago.Arintan ayaa saxaafada caalamka gaar ahaan kuwa reer galbeedka aad usoo jiidatay oo qoraalo ka sameeyay.Hoos ka daawo

Readers Comments (0)

Comments are closed.