Xaysiis
digg icon delicious icon

Daawo: Sidee Khayre loogu soo dhaweeyay Kismaayo

March 11, 2019   //     //   News870 Views

Raysul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.

Soodhaweynta oo ka baaxad weyn tii hore loogu sameeyay raysul wasaaraha sanaddii 2017 ayaa kusoo aaday xilli uu khilaaf xooggan ka dhexeeyay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Khayre ayaa sheegay in uu u yimid arrimo ay kamid yihiin wanaajinta xiriirka dowladda dhexe iyo Jubbaland.

FB_IMG_1552313181356 FB_IMG_1552313211539 FB_IMG_1552313019142 FB_IMG_1552313156924 FB_IMG_1552313026956 FB_IMG_1552313257486 FB_IMG_1552313191894 FB_IMG_1552313104466 FB_IMG_1552313284059 FB_IMG_1552313130490 FB_IMG_1552313001931 FB_IMG_1552313271322 FB_IMG_1552313228762 FB_IMG_1552313175088 FB_IMG_1552313123801 FB_IMG_1552313181356

Readers Comments (0)

Comments are closed.