hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Daawo qaabkii loo khaarijiyay afhayeenkii Booliska Uganda(VIDEO)

March 17, 2017   //     //   News1465 Views

Andrew Felix Kaweesi(Daily Monitor)
Waxaa saaka agagaarka gurigiisa lagu khaarijiyay afhayeenkii booliska Uganda Andrew Felix Kaweesi.Waxaa afhayeenka lala dilay ilaaladiisi iyo darawalkiisi.Hoos ka daawo qaabkii loo dilay afhayeenka

Readers Comments (0)

Comments are closed.