Xaysiis
digg icon delicious icon

Culimo Nadwo diini ah ku qabanaysa Kismaayo

January 14, 2018   //     //   News5464 Views

Waxaa magaalada Kismaayo soo gaadhay culimo Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibada.Culimadan oo ay kamid yihiin Dr.Haaruun Sheekh Xuseen,Dr Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulaahi Cumar,Sheekh Xasaan Maxamed Ibraahim,Sheekh Bashiir Salaad iyo culimo kale ayaa maalmaha so socda nadwooyin diini ah uqaban doona shacabka Jubaland ee ku dhaqan magaalada Kismaayo.image-0-02-04-27d646522abc7616517ab3706c3fca653afe55d10f64a5410c8069c2d54bcb65-Vimage-0-02-04-948c4a86b0e6c4b4cbbf08ecdc663b701e94ac33bb99c00c450cbc3732b50739-Vimage-0-02-04-4fa5f316ea97c8fb29e9b847791834a88d96db0ad83c0aa885031446d6794a27-V

Readers Comments (0)

Comments are closed.