hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Codayntii oo la soo gebagabeeyay iyo tirintii oo bilaabatay

January 12, 2017   //     //   News391 Views

Waxaa hadaa soo gebagabowday codayntii labada gudoomiye kuxigeen waxaana hada bilaamaysa tirintii codadka gudoomiye kuxigeenka koobaad,waxaana ku xigi doonta tirinta codadka gudoomiye kuxigeenka labaad.Natiijada isku mar ayaa la sheegi doonaa.Hadii musharax wareega koobaad heli waayo 139 cod waxaa loo geli doonaa wareega labaad sidaas ayayna doorashadu ku soo gebagaboobi doonta.

Readers Comments (0)

Comments are closed.