hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Ciidamo weeraray guriga Cabdi Qeybdiid iyo madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyay

December 30, 2017   //     //   News756 Views

Ciidamo katirsan kuwa nabadsugida Somalia ayaa xoog ku galay guriga xildhibaan Cabdi Qeybdiid uu ka Dagan yahay magaalada Muqdisho.Gurigan oo kuyaala xaafada Hodan ayaa la sheegay in ciidamo aad uhubeysan xoog ku galeen kadib ay baaritaan ku sameeyeen guriga.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday guriga Cabdi Qeybdiid wuxuuna amray taliyaha ciidanka xooga inuu baadhitaan ku sameeyo weerarkaas iyo ciddii fulisay sharcigana la horgeeyo.

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.