Xaysiis
digg icon delicious icon

Ciidamada Amniga oo 5 Ruux ku diley gobolka Gambella

September 25, 2018   //     //   News499 Views

gambellaCiidamada Federaalka Itoobiya ayaa 5 qof ku diley ismaamulka Gambella kadib markii ay dhigeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan madaxweynaha ismaamulka Gambella Gatkual Tutu.Shacabka Ismaamulka Gambela ayaa ka cabanaya inuusan isbadalka ka dhacay Itoobiya soo gaadhin weli Gambella sidaas darteedna ay codsanayaan in isbadal lagu sameeyo maamulka ka arimiya Gambella.

Sawirka:Ethsat

Readers Comments (0)

Comments are closed.