hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Cayaaryahano udhashay Isra’iil oo loo diiday inay galaan Sacuudiga

December 24, 2017   //     //   News1335 Views

saudi flagBoqortooyada Sacuudiga ayaa Viisaha dal ku galka udiiday 7 cayaaryahano oo udhashay dalka Isra’iil.Cayaaryahanadan ayaa donayay inay ka qeyb galaan tartanka cayaaraha speed chess championship oo daba yaaqada bishan lagu qabanayo dalka Sacuudiga.Cayaaryahanadan ayaa viisaha dal kugalka weydiistay Xukumada Sacuudiga oo udiiday in boqortooyada ay soo galaan.

Majiro xidhiidh diblomaasiyadeed oo ka dhaxeeya Sacuudiga iyo Isra’iil inkastoo ay jirto xan ah in dhaxalsugaha boqortooyada Sacuudiga uu doonayo in isbadal balaadhan ku sameeyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee boqortoyada Sacuudi Carabiya.

Readers Comments (0)

Comments are closed.