hormuud.com Xaysiis

News »

Madaxweynaha Jubaland oo soo xidhay kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Jubaland(SAWIRRO)

S09A0665 (1) January 15, 2017   //   Comments Off on Madaxweynaha Jubaland oo soo xidhay kalfadhigii labaad ee Baarlamaanka Jubaland(SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada

Continue Reading »

Jaaliyada Jubaland ee Columbus Ohio oo kulan xogwaraysi ah la yeelatay wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Jubaland(SAWIRRO)

IMG_1450 January 15, 2017   //   Comments Off on Jaaliyada Jubaland ee Columbus Ohio oo kulan xogwaraysi ah la yeelatay wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Jubaland(SAWIRRO)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo arimaha diinta ee Jubbaland Aden Aw-hirsi  oo

Continue Reading »

Jawaari: Ma jiro shir khadka telefoonka ah, kuna saabsan Galmudug oo aan ka qeyb galay

j January 14, 2017   //   Comments Off on Jawaari: Ma jiro shir khadka telefoonka ah, kuna saabsan Galmudug oo aan ka qeyb galay

Qoraal uu soo dhigan bartiisa Twitterka ayuu gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari ku beeniyay in uu ka qeyb galay kulan la khadka telefoonka ah oo la

Continue Reading »

Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay wax loogu yeeray guddi doorasho

GAL January 13, 2017   //   Comments Off on Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay wax loogu yeeray guddi doorasho

Warsaxaafadeed: Madaxsha Qaranka oo u hiilisay madaxweyne Guuleed

madasha January 13, 2017   //   Comments Off on Warsaxaafadeed: Madaxsha Qaranka oo u hiilisay madaxweyne Guuleed

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 11-12 January 2017-da. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh

Continue Reading »

Midowga Afrika oo madaxweyne Yahya Jammeh ugu baaqay inuu xilka wareejiyo

au January 13, 2017   //   Comments Off on Midowga Afrika oo madaxweyne Yahya Jammeh ugu baaqay inuu xilka wareejiyo

Ururka Midowga Afrika ayaa madaxweynaha laga  guulaystay ee Gambia Yahye Jammeh ugu baaqay inuu xilka ku wareejiyay madaxweynaha la doortay ee Gambia. “Hadii aynaan u

Continue Reading »

Daawo dood: Xil ka qaadista Cabdi Kariim ma sharcibaa?

guuleed January 13, 2017   //   Comments Off on Daawo dood: Xil ka qaadista Cabdi Kariim ma sharcibaa?

Ethiopia oo xabsiga dhigtay masuuliyiin sare oo lagu eedeeyay Musuqmaasuq

ephrem January 13, 2017   //   Comments Off on Ethiopia oo xabsiga dhigtay masuuliyiin sare oo lagu eedeeyay Musuqmaasuq

Booliska Fadaraalka ee Ethiopia ayaa xabsiga utaxaabay maareeye kuxigeenka shirkada isgaadhsiinta ee Ethiopian Telecom Abraham Guade iyo madaxa isgaadhsiinta  Bangiga Commercial Bank of Ethiopia Ephrem

Continue Reading »

Shirkada Poly-GCL oo Elale ka bilowday Qodista Ceelkii shidaal ee lixaad

elale January 12, 2017   //   Comments Off on Shirkada Poly-GCL oo Elale ka bilowday Qodista Ceelkii shidaal ee lixaad

Shirkada shidaalka ee Ploy-GCL ee China ayaa shaacisay in daraato (10/01/2017 )deegaanka Elale ee degmada Godey ay ka bilowday qodista ceel cusub oo shidaal oo

Continue Reading »

Daawo qaybtii labaad ee wareysigii lala yeeshay afhayeenka Alshabaab

calidheere January 12, 2017   //   Comments Off on Daawo qaybtii labaad ee wareysigii lala yeeshay afhayeenka Alshabaab

« Previous PageNext Page »