hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Cali Gurey:Car waa ninkii Carab keenaa garoonka Berbera..,Anaguna Itoobiyaan baan keenaynaa(VIDEO)

February 14, 2017   //     //   News2041 Views

Siyaasi Cali Gurey oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye oo ka hadlay heshiiska saldhiga militari ee Berbera ayaa eedayn kulul ujeediyay gudoomiyeyaasha golaha guurtida iyo kan golaha wakiilada.Eedaynta kulul uu jeediyay kadib waxa uu sheegay inaan Carab la keeni karin garoonka Berbera hadii ay arintaas dhacdana iyaguna ay keeni doonaan Itoobiyaan ayna siin doonaan garoonka iyo dekada Berbera.Cali Guray waxa uu ku goodiyay in Itoobiyaanku la xoreyn doonaan garoonka.Hoos ka daawo hadalada kulul uu jeediyay siyaasi Cali Gurey

Readers Comments (0)

Comments are closed.