hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Baarlamaanka UK oo ansixiyay soo jeedintii Theresa May

April 19, 2017   //     //   News639 Views

Dood dheer kadib Baarlamaanka UK ayaa maanta ansixiyay soo jeedintii Raysulwasaaraha UK Theresa May.Baarlamaanka ayaa cod uqaaday in doorasho la qabto 08/06/2017,waxaana ucodeysay 522 xildhibaan 13 xildhibaan way ka diideen halka xisbiga SNP ay ka aamuseen.

Waxay axsaabtu durba bilaabeen ololihii doorashada.Theresa May waxay cadaysay inaysan ka qeybgeli doonin hadii saxaafadu dood uqabato hogaamiyeyaasha xisbiyada arintaas oo xisbiyada mucaaradku ku dhaliileen.

Readers Comments (0)

Comments are closed.