hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Baarlamaanka Somalia oo maanta ka doodaya arinta Qalbi-dhagax

September 13, 2017   //     //   News534 Views

xildhibaanadaXidlhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa maanta ka doodaya arinta Qalbi-dhagax iyo go’aankii ay ka qaaday xukuumada Somalia.Ajandahan oo baaqday Sabtidii lasoo dhaafay kolkii kooram la’aan ay dhacday ayaa lagu wadaa in maanta Baarlamaanku ka doodo.Waxaa suurtagal ah in doodu maanta dhamaan weydo sidaas darteedna gudoonka baarlamaanku arinta usaaro guddi gooni ah oo ka go’aan gaadha.

Readers Comments (0)

Comments are closed.