Xaysiis
digg icon delicious icon

Baarlamaanka Jubbaland oo meelmariyay guddiga Madaxabannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka.

March 24, 2019   //     //   News975 Views

Mudanayaasha golaha Wakiilada Jubbaland oo maanta yeeshay fadhigii 69-aad kal-fadhigii 4-aad ee golaha oo ay soo xaadireen 54 Mudane ayaa la horkeenay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

Baarlamaanka ayaa ku ansixiyay cod gacan taag ah,waxaana Gudigan oo ka koobnaa 7 Xubnood horey u magacaabey Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.FB_IMG_1553439247763 FB_IMG_1553439225549 FB_IMG_1553439230100 FB_IMG_1553439243559 FB_IMG_1553439234852 FB_IMG_1553439239005

Readers Comments (0)

Comments are closed.