Xaysiis
digg icon delicious icon

Baarlamaanka Itoobiya oo ansixiyay gudiga Tirakoobka Qaranka

November 28, 2018   //     //   News376 Views

guddi doorasho
Baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay xubnaha cusub ee gudiga Tirakoobka Qaranka

1. Muferiat Kamil- Wasiirka Nabadda

2. Ahmed Shide – Wasiirka Maaliyada

3. Umer Hassen – Wasiirka Beeraha

4. Mrs Dagmawit Mogess- Wasiirka Gaadiidka

5. Dr Amir Aman –Wasiirka Caafimaadka

6. Dr Fitsum Assefa – Wasiirka Qorshaynta

7. Shimeles Abdisa – Agaasimaha Xafiiska Raysulwasaaraha

8. Jantirar Abay- Wasiirka Horumarinta magaalooyinka

9. Mrs Yalem Tsegay –Wasiirka Wasraada Haweenka,dhalinta iyo dhalaanka

10. Temesgen Burka –Iskuduwaha nidaamka Horumarinta Dimuqraadiyada xafiiska raysulwasaaraha
11. Mrs Keria Ibrahim- Afhayeenka Baarlamaanka

12. Dr Abrham Tekeste- Madaxweyne kuxigeenka kililka Tigreega

13. Lakew Ayalew – Madaxweyne kuxigeenka Kililka Axmaarada

14. Mrs Teyba Hussien – Madaxweyne kuxigeenka kililka Oromada

15. Adem Farah – Madaxweyne kuxigeenka kililka Soomaalida

16. Ordin Bedri- Madaxweynaha kililka Herariyiinta

17. Elias Shikur – Madaxweyne kuxigeenka kililka Shucuubta Koonfureed

18. Abdela Mohammed Muhammed- Kuxigeenka Maayarka Ismaamulka magaalada Diridhaba

19. Abera Bayeta- Madaxweyne kuxigeenka kililka Banishangul Gumuz

20. Tankuay Jocken- Madaxweyne kuxigeenka kililka Gambella

Sawirka:Fana

Readers Comments (0)

Comments are closed.