hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Baarlamaanka Ethiopia oo yeelanaya fadhi aan caadi ahayn

August 2, 2017   //     //   News2759 Views

Baarlamaanka Dowlada Federaalka Ethiopia ayaa maalinta Jumcaha ee taariikhdu tahay 04/08/2017 yeelanaya kulan deg deg ah oo looga arinsanayo bandowga saaran deegaano katirsan kililka Oromada.Bandowgan ayaa deegaanadan lagu soo rogay kadib markii ay banaanbaxyo rabshado wata ay ka dhaceen deegaano badan oo kuyaala kililka Oromada.Bandowgan oo hada maraya 10 bilood ayuu baaramaanku go’aan ka gaadhi doonaa in bilooyin kale lagu sii kordhiyo iyo in gebi ahaanba la qaado.

Readers Comments (0)

Comments are closed.