hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Axmed Xuseen oo loo magacaabay wasiirka socdaalka iyo arimaha qaxootiga Canada(VIDEO)

January 10, 2017   //     //   News1411 Views
Ahmed Hussen talks with Prime Minister Justin Trudeau after being sworn in as Minister of Immigration, Refugees and Citizenship during a cabinet shuffle at Rideau Hall in Ottawa on Tuesday, Jan 10, 2017. (Sean Kilpatrick/Canadian Press)

Raysulwasaaraha dalka Canada oo isku shaandhayn ku sameeyay golahiisa wasiirada ayaa Axmed Xuseen umagacaabay wasiirka socdaalka iyo arimaha qaxootiga.Axmed Xuseen waa xildhibaan laga soo doortay Ontario wuxuuna noqonayaa Soomaaligii ugu horeeyay ee wasiir ka noqda dalalka reer galbeedka.Hoos ka daawo dhaarintii wasiir Axmed Xuseen

Readers Comments (0)

Comments are closed.