hormuud.com Xaysiis

D M5 »

Socdaalka madaxweyne Farmaajo ee dalka Ethiopia: War xunow lagu waa!

IMG_0226 May 6, 2017   //   Comments Off on Socdaalka madaxweyne Farmaajo ee dalka Ethiopia: War xunow lagu waa!

Booqashada madaxweyne Farmaajo ee AddisAbaba, soo dhaweynti ballaarneyd ee loo sameeyay iyo weliba is fahamkii ka muuqday shirki jaraa’id ee madaxda labada dal, dhammaan arimahan

Continue Reading »

Sh. Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil oo ka towbad keenay buug uu ku aflagaadeeyay diinta Islaamka

IMG_0181 April 29, 2017   //   Comments Off on Sh. Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil oo ka towbad keenay buug uu ku aflagaadeeyay diinta Islaamka

Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil waxuu qoray buug af ingiriisi ku qoran oo uu cinwaan uga dhigay “Islamic Extremism: The Untold Truth”. Sheekh Mahamuud Maxamed Sshibli ayaa maalin hore

Continue Reading »

Macaluusha Soomaaliya -Maxaa ka jira in si khaldan loo maamulo deeqaha qurbajoogta soomaaliyeed iyo beesha caalamka?

IMG_0056 April 6, 2017   //   Comments Off on Macaluusha Soomaaliya -Maxaa ka jira in si khaldan loo maamulo deeqaha qurbajoogta soomaaliyeed iyo beesha caalamka?

Dalkeena waxaa ka jira abaar iyo macaluul si gaar ah u saameysay deegaanada ka fog xeebaha, webiyada iyo magaalooyinka waaweyn,  siiba dadka xoolo dhaqatada ah.

Continue Reading »

Wasiiru-dowle iyo shaqada loo igmaday

wasiir March 17, 2017   //   Comments Off on Wasiiru-dowle iyo shaqada loo igmaday

Waxaa jira mansab lagu magacaabo ”wasiiru-dowle”, oo aan ku arki doonto liiska golaha wasiirada soo socda. Waa mansab looga dhaqmo dalal badan oo caalamka ah,

Continue Reading »

Maqaal: Madaxweynaha cagta ha loo dhigo

riyaad13 February 25, 2017   //   Comments Off on Maqaal: Madaxweynaha cagta ha loo dhigo

Taageerayaasha: waxaan dhihi lahaa, ka yareeya amaanta iyo buunbuuninta faraha badan. Farmaajo waa madaxweyne Soomaaliyeed oo la doortay, wax halala qabto oo ha loo duceeyo,

Continue Reading »

Maqaal:Dowladd cusub kama hor dhici karno, xuma iyo sama toona

FARMAAJO3 February 23, 2017   //   Comments Off on Maqaal:Dowladd cusub kama hor dhici karno, xuma iyo sama toona

Waxaa jira dad badan oo soomaaliyeed oo aan ka qeyb qaadanin damaashaadki lagu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo, mana aha dad mucaarad ku ah Farmaajo amaba

Continue Reading »

Waa kuma Xassan Cali Kheyre?

xasan cali khayre February 23, 2017   //   Comments Off on Waa kuma Xassan Cali Kheyre?

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda dimuqraadiga federaalka Soomaaliya mudane Maxamed ayaa mudane Xassan Cali Kheyre si lama filaan ah ugu magacabay raiisulwasaaraha Somalia. Shaqadii ugu dambeysay ee

Continue Reading »

Wargeyska ugu afka dheer dalka Norway oo maqaal dheer ka qoray xaaladda soomaaliya.

February 6, 2017   //   Comments Off on Wargeyska ugu afka dheer dalka Norway oo maqaal dheer ka qoray xaaladda soomaaliya.

Wargeyska ugu afka dheer dalka Norway oo maqaal dheer ka qoray xaaladda soomaaliya. Aften posten ayaa qormadiisa ku bilaabay sidan: “Laga soo billaabo doorashadii kal

Continue Reading »

Jawaari: Ma jiro shir khadka telefoonka ah, kuna saabsan Galmudug oo aan ka qeyb galay

j January 14, 2017   //   Comments Off on Jawaari: Ma jiro shir khadka telefoonka ah, kuna saabsan Galmudug oo aan ka qeyb galay

Qoraal uu soo dhigan bartiisa Twitterka ayuu gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari ku beeniyay in uu ka qeyb galay kulan la khadka telefoonka ah oo la

Continue Reading »

Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay wax loogu yeeray guddi doorasho

GAL January 13, 2017   //   Comments Off on Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay wax loogu yeeray guddi doorasho

Next Page »