hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Amina oo ku guuldareystay doorashadii gudoomiyaha ururka Midowga Afrika(VIDEO)

January 30, 2017   //     //   News1193 Views

Nation

Nation

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Kenya Amina Maxamed ayaa ku guuldareystay tartankii xilka gudoomiyaha midowga Afrika oo maanta ka dhacday xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.Waxaa xilka madaxa ururka Midowga Afrika ku guuleystay wasiirka arimaha dibada ee Chad Mousa Faki Mahamat oo wareegii 7aad helay 38 cod.

Doorashada ayaa gashay 7 wareeg iyadoo Amina Maxamed iyo Mousa Faki ee isla gaadheen wareegii 7aad.Aamina ayaa lagu waday in wareega todobaad ku guuleysato balse waxaa si lama filaan ah garabkeeda uga baxay dalalka Uganda,Burundi iyo Jabuuti oo wareegii udambeeyay ka codeeyay Aamina Maxamed.Warbixin qaabkii doorashadu udhacday hoos ka daawo.

Readers Comments (0)

Comments are closed.