hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Amiir Mansuur bin Muqrin oo ku dhintay shil diyaaradeed

November 6, 2017   //     //   News649 Views

mANSURXukumada Sacuudiga ayaa xaqiijisay geerida Amiir Mansuur Bin Muqrin oo ahaa kuxigeenka gudoomiyaha gobolaka Asir.Wararku waxa ay intaas ku darayaan in 7 masuul oo kale ay ku dhinteen shilkan diyaaradeed.Amiirka ayaa la sheegay in ku guda jiray hawlo kormeer ah xiligii uu shilku ku dhacay.

Amiirka geeriyooday waxaa dhalay dhaxalsugihii hore ee boqortooyada Sacuudiga Muqrin Bin Cabdulcasiis .

Sawirka: Alcarabiya

Readers Comments (0)

Comments are closed.