Xaysiis
digg icon delicious icon

Alshabaab oo xalay weeraray magaalada Ijaara

December 30, 2017   //     //   News1513 Views

Maleeshiyaad katirsan Alshabaab ayaa xalay weerar xoogan ku qaaday  laba saldhig boolis oo kuyaala magaalada Ijaara ee Garissa county.Wararku waxa ay sheegayaan in labadii saldhig ay gubeen kadibna ay la baxsadeen baabuur landcruizer ah oo boolisku uu lahaa.

Maleeshiyaadkii Alshabaab waxay sidoo kale dumiyeen anteenidii telefoonada ee shirkada Safaricom ee magaalada Ijaara.

Lama sheegin wax khasaara nafeed ah oo uu weerarkani gaystay .

Readers Comments (0)

Comments are closed.