hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Alshabaab oo baahiyay sawirada weerarkii Kulbiyow(Sawirro)

January 31, 2017   //     //   News2327 Views

Saxaafada ku hadasha afka Alshabaab ee Andalus ayaa baahisay sawirada weerarkii subaxnimadii Jumcaha Alshabaab ku qaadeen saldhigii ciidanka Kenya ee Kulbiyow.Sawirada ayaa waxaa ka muuqda in Shabaabku qabsadeen ugu yaraan qaybo kamid ah saldhiga.Alshabaab waxay sheegeen in weerarkan ay fuliyeen qaybta Saalax Nabhaan oo ah kuwii fuliyay weerarkii Ceelcade.

Wargeyska standard ee kasoo baxa dalka Kenya oo soo xiganaysa saraakiil sare sare oo katirsan ciidanka KDF ayaa sheegay in weerarkan lagu diley 68 askari oo kamid ah ciidankii Kenya ee ku sugnaa xerada Kulbiyow inkastoo dowlada Kenya ay sheegtay in 9 askari oo kaliya kaga dhimatay weerarkii Kulbiyow halka Alshabaab ay ka dileen 70 askari.Hoos ka daawo sawirada oo aanu ka reebnay kuwii muujinayay meydadka.1

2

3

4

6

Xuquuqda sawirada:Radioalfurqaan

Readers Comments (0)

Comments are closed.